Ogaysiis: Xaflad Manchester Feb 20th 2010
Xaflad balaadhan oo ay soo agaasimeen laamaha Xisbiga Qaranka ee Kulmiye ee Greater Manchester iyo Liverpool, ayaa ka dhici doonta magaalada Manchester, maalinta bishu tahay Feb 20 2010 wakhtiga 1-6 pm.