Wednesday, February 10, 2010
Warageyska Ogaal: Shalay: Dalabkii Mudanayaasha Wakiilada iyo dulucda jawaabtii Wasiirka Xannaanada
Waxaan idinka codsanayaa in kulanka ay ka maqnaato Warbaahintu”
Wasiirka Xannaanada Xoolaha
“Wax baan qabtay oo danta umadda ayaan wadaa iyo Saxaafadda iga qariya isma qabato.”
“Shuruud ku xidhan wada-shaqaynta Xukuumadda iyo Golaha Wakiilada ayay noqon doontaa in uu Idiris (Wasiirku) Golaha hor yimaaddo.”
Xil. Maxamed Nuur Carraale (Duur)
“Ma nihin laba shaqsi oo suuqa iska helaya ee waxaanu nahay laba mas’uul oo Distoor iyo qawaaniin u dhaxayso”
Xil. Maxamed Maxamuud Cumar-Xaashi
|
|