“Abtiyaashaybaa Waxay Marayaan Qoriley Oo 70km Laascaanood Ka Shishaysa, Ma Abtigaybaa Cidi Wax Ku Yeeli Kartaa, Cida Qaraxyada Wadana Waa Qaab Dawladeed Loola Dagaalamaa”
“Inta Nin Ee Halkaasi Joogta Midkoodna Al-Shabaab Maaha, Laakiinse Ninkii Xumaan Raba, Al-Shabaab, Puntland Iyo Mucaarid Intuba Way Adeegsan Karaan”
Axmed Cabdi Xaabsade