| Home | News | Articles | Gallery | Archives | Contact |
|
Categories
Members Most recent entries
»Xil Magacaabis: Guddoomiyaha Kulmiye UK, Oo Magacaabay Guddoomayaha Garabka Dhalinyarada North West
![]() |
||| | ||| |
Poll ![]() Statistics Total Visitors Total Entries: 537 Total guests: 14 Total anonymous users: 0 Most Recent Visitor on: 09/09/2010 01:08 pm |
|
|
News Monday, February 22, 2010 Xil Magacaabis: Guddoomiyaha Kulmiye UK, Oo Magacaabay Guddoomayaha Garabka Dhalinyarada North West Ogaysiis dhamaan Laamaha North West Ee Xisbiga Kulmiye.
Ujeedo: Magacaabid Xil. Anniga oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee UK, ka dib markaan arkay baahida loo qabbo in la hawlgeliyo garabyada dhalinyarada iyo haweenka ee xisbiga Kulmiye laamihiisa kala gedisan ee dalka Britain. Markii aan talo wadaag la yeeshay cidda ay khusayso xilkan aan magacaabayo ee guddida Uk ah, ka dib markii aan la tashaday laamaha ay khusayso. Anniga oo duruufaha xisbiga tixraacaya, waxaan xilkaas u magacaabay, Cabdirisaaq Cumar Xasan. Waxaan kula dardaarmayaa, in uu si hufan iyo dhaqan wanaag ku hawlgalo, xilka iyo hawsha loo igmadayna si mug leh uga soo baxo. Waxaan illaahay uga baryayaa in uu u fudueeyo xilkaas. Illaah ayaa Mahad leh.
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Uk
|