| Home | News | Articles | Gallery | Archives | Contact |
|
Categories
Members Most recent entries ![]() |
||| | ||| |
Poll ![]() Statistics Total Visitors Total Entries: 537 Total guests: 12 Total anonymous users: 0 Most Recent Visitor on: 09/09/2010 01:03 pm |
|
|
News Wednesday, March 10, 2010 War Naga Soo gaadhay Wiil Uu Dhalay Mahdi Mataan Beeli-eeday. Waa Sarkaalkii Caynaba Lagu Dilay... Waxaad hoos ka akhristaa qoraal nagu soo gaadhay email ahaan, kana yimi wiilka uu dhlay sarkaalkii dhawaan ku dhintay Caynaba ee Mataan Yoonis. Wuxuu qoraalku u qornaa: “ Aniga oo ah jaamac mataan mahdi kana mid ah 7ruux ee aabbahay ka hadhay ayaa waxaan halkan ka cadaynayaa in warkaa aad soo gudbiseen uu yahay war aan sax ahayn uuna noqonayo war u janjeedha dhinaca xukuumada somaliland ayaa waxaan halkan ka cadaynayaa in dilkii aabbahay uu yahay dil laga dambeeyey waxaa kale oo jira in aanay labada dhinac ee kuwa waxgeystay iyo dhinacayaga dhibane ahaan aanay dhexmerin wax wada xaajood ah ama is afgarad ha toona waxaanan idiin soo gudbiyaa in aabahay alle ha u naxariistee magaciisu uu ahaa xuseen (mataan)mahdi x max\’ud (beeli\’eeday)uu noqday ama uu saka hore kagalay liisk saraakiisha ay dawladu gacanteeda u adeegsatay taasi oo ay cadaynayso dawladii uu ka dhintay aabbahay oo aan ka hadal ama aan wax tacsi ah nooga soo dirin waxaa kale oo jirta in xoghayaha xisbiga udub aanu ka hadal kana gaabsaday arinta naxdinta leh ee ku timi aabbahay mataan mahdi waxaa kale oo aan ku cadaynayaa xoghayaha in aanu markii sakaraadkiisa la hor keenay guriga guriga uu ku sugnaa in aanu usoo bixin ama aanu eegin dhaawiciisa ee uu isa soo dhaafiyey waxaann usoo jeedinayaa dawlada in ay samaysay ama ay ku kacday falal waxashnimo oo aad looga naxo”. ALLAA MAHAD LEH....
JAAMAC MATAAN MAHDI(JIMCAALE)
|