Religion
Saturday, September 20, 2008
'TACSI-' GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMI “Xaaji Cabdi X Cabdillahi Basiir “
INNAA LILLAAH WA INNAA ELAYHI RAAJICUUN WALAA XAWLA WALAA QUWATTA ILLAA BILLAAHI AL CALIYUL AL CADHIIM’
Annaga oo ka mid ah Jaaliyaadda reer Somaliland ee ku dhaqan Abu Dhabi (UAE) magac yada yaduna ay hoos ku qoran yihiin waxa aanu Tacsi war baahinta somaliland u soo marinaynaa Salebaan X Cabdi X Cabdillahi (Salebaan Deerag) iyo dhammaanba Reer Xaaji Cabdillaahi Basiir oo aanu ka tacsi yaday nayno geeridda naxdinta leh ee ku timi Marxuum Xaaji Cabdi X. Cabdillaahi Basiir , oo ku geriyooday xalay (15 Sept) magaalada Burco. Waxa aanu Ilaahay uga baryaynaa in uu marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo, Qabriga u Nuuro oo u waasiciyo, Jannatul Fardowsana ka Waraabiyo (Aamiin), Reer Xaaji Cabdi Cabdillaahi Iyo dhamaanba reer Xaaji Cabdillaahi Basiir, ehelka kale iyo asxaabtaba , dhamaantood waxa aanu Ilaahay uga baryaynaa in uu Sabir iyo Iimaan ka siiya geerida, Ajarkoodana wayneeyo, Maytidoodana u denbidaafo una naxariisto . Aaaamiiiiiin)
1. Adan Cabdillahi X Xassan
2. Ibrahim X Barre Nuur
3.Maxamed Jamac Maxamed
4.Maxamud Jamac Maxamed
5.Salebaan Xussain Deriye (Ina Idigaa)
6.Maxamed Siciid Abyan
7. Ibrahim X Cumar X Maxamed
8.Xussain Warsame Sayyaad
9. Ismaciil Cali Abokor
10. Ismacill X Muuse
11. Eng . Maxamed Adan X Dualeh
12.Maxamed Adan Geedi (Ina Adan Caddeh)
13.Maxamed Jamac Ali (Faroole)
14.Cabdi Jamac Aw Siciid
15.Jamac Cali Gurxan
16. Hassan Farax Ibrahim (Blacki)
17.Cabdillahi Yussuf Nuur (Xadhigleh)
18. Salebaan Abdi Ibrahim Fadal
19. Maxamud Ismaciil Abdi (Afyare)
20. Maxamud Caydiid Nuur
21.Cabdi Caydiid Nuur
22.Cabdi Xusseen Maxamuud iyo reer Cabdi oo Dhan
23. Cali Abdi Dheeg
24.Adan Yussuf Cisman (Idiga )
25.Ahmed Shire Mohamed(Bandheeye)
26.Jamac Saleeban Allaaleh
27. Faisal Maxamed Caddani
28.Cabdi Razaq M Ahmed Doodi
29. Xassan Adan Aw Cali
30.Adan x Muuse
31.Cisman Ahmed Cali Kaar
32. Salebaan Caynaanshe
33.CALI JAMAC X XASSAN
34. Maxamed Ismacill Warsame
35. Yussuf Ismaciil Warsame
36.Dawood Saleban
37. Salebaan Yussuf M Hassan
38. Ibrahim aw Yussuf
39.Maxamed Yussuf Cilmi (Kayd)
40.Ismaciil Maxamud X Ibrahim
41.Yussuf Adan Ismaciil
42.Khadar Saleban Khalif
43.Ibrahim Cumar Adan
43.Saleeban X Ciise X Xassan
44. Maxamud Maxamed Xassan (Ina Birreh)
45. Dr Mohamed Cabdi (Nabadoon)
46. Ismaciil X Maxamud Ibrahim
47. Axmed Xirsi Dubad (Dhegjar)
48. Cabdalleh Dhoobleh
49.Maxamed Cali Gurxan
50.Jamac Cabdi Cawaale (Jamac Boodbood)
51. Xassan Sulub
|