فَلاَ وَرَبِّكَ لاَ يُؤْمِنُونَ حَتَّىَ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لاَ يَجِدُواْ فِي أَنفُسِهِمْ حَرَجًا مِّمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا
Home |  News |  Articles |  Gallery |  Archives |  Contact
Categories
Members
Search


Advanced Search


Most recent entries


||| |||





Poll


image
Statistics
Total Visitors

Total Entries: 114
Total guests: 9
Total anonymous users: 0
Most Recent Visitor on: 01/06/2009 06:35 am



Articles
Thursday, September 18, 2008
Ogaysiis Muhiima, Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo la kulmaaya Jaaliyada Norway


Ogaysiis Muhiima, Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo la kulmaaya Jaaliyad
Norway, Maalinta Sabtida 13.September.2008

Ogayasiis dhamaan dadwaynaha reer Somaliland ee kunool wadanka Norway, gaar ahaan Oslo.
Waxaan maalinta jimacaha bishu tahay 12.09.08 imaanya weft culus oo ka kooban
Gudoomiyaha iyo G/Xigeenka Golaha Wakiilada Jamhuuriya Somaliland, Mudane A/rahman
Abdilahi Ciro iyo Mudane, Abdiasis Mohmaed Samale.
Shirweyne ay kula kulmayaan jaliyada reer Somaliland ayaan ka dhici doon magaalada
Oslo, malinta sabtida 13.09.08. kl. 17:00 til 20:00, kusoo dhawaada rag iyo
dumarba.

Shirweynuhu waxaa ka dhacayaa : Tøyenbekken 5, Grønland. 
Wixii War ee ku saabsan Shirweynaha iyo Waftida intay Norway Joogaan kala xidhiidha :
· Hussein Adib, Gudoomiyaha Jaaliyad Somaliland, Tlf : 00 47 98471263
· Sulub Warsame, Tlf : 00 47 4107570
· Ali Cidiin, Tlf : 00 47 92602653
· Fadumo Madar, Tlf : 00 47 92836041
_________________________________________________________________

Posted by SomaliLand Future on 09/18 at 12:41 PM
Articles