| Home | News | Articles | Gallery | Archives | Contact |
|
Categories
Members Most recent entries ![]() |
||| | ||| |
Poll ![]() Statistics Total Visitors Total Entries: 537 Total guests: 12 Total anonymous users: 0 Most Recent Visitor on: 09/09/2010 01:10 pm |
|
|
News Thursday, February 25, 2010 Madaxweyne ku xigeenka oo ku soo jeeda dalka Ingriiska xaaladiisa caafimaadna wanaagsantahay Xaalada caafimaad ee madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Yusuf Yaasiin ayaa ah mid aad iyo aad u wanaagsan oo heer sare ah, madaxweyne ku xigeenku waxa uu todobaadka danbe shir balaadhan oo ay ka soo qaybgali doonaan dad aqoonyahano ah iyo siyaasiyiin iyo diblomaasiyiin ka kala socda dalal badan uu ku qaban doonaa magaalada London ee caasimada dalka Ingriiska. Masaxweyne ku xigeenka oo hada ku sugan dalka Faransiiska ayaa ay xaaladiisa caafimaad tahay mid aad iyo aad u wanaagsan, sidaasi waxa warbixin dheer nagu soo siiyay wariyaha shabkada qarannews uga soo warama dalka Faransiiska oo daqiiqado ka hor intii aananu warkan baahin nooga soo waramay xagaasi, isla markaasina xaqiijiyay in xaalada madaxweyne ku xigeenku ay atahay mid aad u heer saraysa. Mudane Axmed Yusuf Yasiin ayaa ku soo fool leh dalka bisha fooda inagu soo haysa ka dib markii ay xaaladiisa caafimaad ay noqotay mid aad u wanaagsan.
Qarannews
|