فَلاَ وَرَبِّكَ لاَ يُؤْمِنُونَ حَتَّىَ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لاَ يَجِدُواْ فِي أَنفُسِهِمْ حَرَجًا مِّمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا
Home |  News |  Articles |  Gallery |  Archives |  Contact
Categories
Members
Search


Advanced Search


Most recent entries


||| |||





Poll


image
Statistics
Total Visitors

Total Entries: 95
Total guests: 12
Total anonymous users: 0
Most Recent Visitor on: 12/03/2008 11:38 pm



Articles
Monday, September 29, 2008
Madaxweynaha Somaliland oo dhamaab habalyo ciideed ah u diray shicibka Somaliland



)- Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu dhambaal hambalyo ah u diray shacbiga Somaliland , isagoo ugu hambalyaynaya ciidal fidriga awgeed.
Madaxweynuhu , waxa uu dhambaalkiisa hambalyada ah ku yidhi “iyada oo Berrito dalka JSL iyo caalamka Islaamka ahba looga dabaal dagayo munaasibada ciidal Fidriga , waxa aan si kal iyo lab ah aan ugu tahniyadaynayaa ummada reer Somaliland dibad iyo gudaba ciida Barakaysan , aniga oo Ilaahay uga baryaya in uu inagu gaadhsiiyo sanadka dambe caafimaad , Bash Bash iyo Barwaaqo”

Xigasho: Qarannews

Posted by SomaliLand Future on 09/29 at 07:51 PM
Articles