فَلاَ وَرَبِّكَ لاَ يُؤْمِنُونَ حَتَّىَ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لاَ يَجِدُواْ فِي أَنفُسِهِمْ حَرَجًا مِّمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا
Home |  News |  Articles |  Gallery |  Archives |  Contact
Categories
Members
Search


Advanced Search


Most recent entries


||| |||





Poll


image
Statistics
Total Visitors

Total Entries: 95
Total guests: 8
Total anonymous users: 0
Most Recent Visitor on: 12/04/2008 01:07 am



News
Friday, September 19, 2008
Ma laga warhayaa caruurta laga dhoofiyo Djibouti??


Waxaa wax laga naxo ah in mudoba laga dhoofinayey caruur u badanSomali magaalada Djibouti ee wadanka djibouti, caruurtaasoo badiba ayqaadaan dad jinsiyadda france ka soo jeeda una badan hay’adii horedadka loogaga qabtay wadanka Chadd ee central Africa. Hadaba su’aasha meesha aan is weydiiyaa waa meeye waalidiintii dhalaycaruurtan la gaalaynayo ee loo dhoofinayo wadamo qalaad iyadoo welibadalka france lagu yaqaano caadooyin xun xun oo aanay la qabin yurubtakale. Koleyba waxa cad in la kala iibsanayo caruurtan oo badiba la soo xadaywaraaqo been abuur ahna lagu dhaafiyo madaarka Djibouti, dawladda amamasuuliyiinta Djibouti-na ay u war hayaan.

Qof wal oo ka soo dhoofa airport-ka Djibouti hadii aad waraysatoisagoo muraaro dilaac ah ayuu kuugu jawaabayaa maxaa arimahan wax looga qaban waayey.

Badi caruurtani waxay ka soo jeedaan Cafar, kililka shanaad iyoEritria iyo Ciise. Hadaba mujtamaca ku hadla afsomaliga guud ahaanba khaasatan dadkakililka shanaad waxaan ku war gelinayaa in ay ka feejignaadaan si ay ubadbaadiyaan ubadkooda gaaladu qaadanayso. Dawaladaha gees-ka Africana waxaan leeyahay sidan si aynu isu dhaano –khaasatan dawladda Djibouti oo u muuqata dawladda faraha kula jirtaarimahan foosha xun.

Mahadsanidin

Mohamed Hussein

Posted by SomaliLand Future on 09/19 at 06:47 PM
News