فَلاَ وَرَبِّكَ لاَ يُؤْمِنُونَ حَتَّىَ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لاَ يَجِدُواْ فِي أَنفُسِهِمْ حَرَجًا مِّمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا
Home |  News |  Articles |  Gallery |  Archives |  Contact
Categories
Members
Search


Advanced Search


Most recent entries


||| |||





Poll


image
Statistics
Total Visitors

Total Entries: 95
Total guests: 7
Total anonymous users: 0
Most Recent Visitor on: 12/03/2008 11:55 pm



Articles
Saturday, October 04, 2008
Loolanaka Juba iyo Xasan Aadan iyo Norway



Maalintii sabtiida ee tariikhdu ahayd 04/10/08 aay waxa ka dhaacay Casimada wadanka Norway ee Oslo laba xafaladood oo loogu xusayey dabal dega Ciidul-fitriga.

Xafalada haas oo aay kala dhiigayeen labada faanaan ee aad caanka ugu ah bulshada somaliyeed, gara aahan aad looga xiisayo wadamada Europe iyo qarada waqooyiga America.

Maar aan waxa ka weydiiya waxa sababay in aay Oslo ka waad dhiigan labada fanaan ee miisanka ku leh garahan heesa Somaliyeed, waxa uu yiri,

Mr Yusuf oo ah promoterka Xasan adan waxa uu yiiray qoofa walab faanaka uu uu jecal yahay aay geelay doona, isag oo ku sii daray xasan adan waa fanana ka khhibarad baadan kan heeso badan Jubo, waxan huuba iin dadak badan kiisau iiman doona Xafalada xasan adan.  Maa ha maarakay uugu hooray say ee aay dhaacado 20008 new year kaa aay waxa isku fool saray labdan fanan taasay oo ka dhaacaday dagal iyo dhiibato, siid uu ii xaqijay ninka la yiirahado Mr salaad tuuryare oo ah nin ku nool Oslo ahan miid ka miid ah qaban qaabi yaasha xafalada jubo, waxa uu yiiray marak aay dada bana soogalan magasha uu ku qabany Jubo uugu raxay naaya dada waanah reer Oslo aay qalalasa ku samayan dada uu ah eehal Xasan adan isag oo sii waat waxa uu racaya Jubo waa uu ka yara yahay xasan waan ka cood haboon yahay marak uumalan mayo iin aay dada badan tagayan xafalada xasan. Meelah lagu qaabanayo xafalada oo isu jiirata 20 mint iyo dadak ku nool Oslo oo aan dada aan gadhaan 6000 qoof, hadab maxa ka laafay iin aay labada faanan culas baaladhan uu saran dadak jeecal heeso hood, wara aan ka heelay nin ku dhaaw dhow labda fanan aay iixaqajay iin mark hoore uu xasan adan laa galay baalan ninka la yiirahdo Said Alsowoo ah nin ka qaban qabay xafalada haa ka dhaaca Oslo iinta badan, ka diiban uu la kulamay Juba oo heeshaas wadaa galan. 

Europ waa meel laha uugu badan ee aay uu soo hayaman fananata ku nool nool North Amiraca, waxa ka soo gaal dhaaqala aad iyo aad uu badan, hadab.

Xalagufak uu uu dhaaxay Mr juba iyo Mr xasan adan oo aad mooda iin uu sanada danab uu ka soo ifa baxayo aay ka soo daraya, xulgufa kaasa oo ku ku salasan lacaga iyo loolan fanadak iyo soo jiida shaada shacab ka kuu nool Europe.  Hadaba yaa loolan ka ku gulayasan kaar Xasan adan waxa uu soo saray albano ka baadan 7 alaban iinatay uu ka soo qaxay muqadisho halaka jubo ka soo saray 2 alaban, jubo waxa xiisay dadak jeecala heesah qab qabow ama coda ka daahasan, halaka dayaratu aay ka heelan xasan Acion kiisa iyo heesaha nikada ah. Yaa hanan doona bulshada ree Europe

Dadak ku nool Norway gara ahan Oslo yaay uugalan see labada fanana yaa laga jeecal yahay Europe fadalan waxa fahafahan ah iigu soo diir Email kaan

Posted by SomaliLand Future on 10/04 at 09:31 AM
Articles