| Home | News | Articles | Gallery | Archives | Contact |
|
Categories
Members Most recent entries ![]() |
||| | ||| |
Poll ![]() Statistics Total Visitors Total Entries: 114 Total guests: 7 Total anonymous users: 0 Most Recent Visitor on: 01/06/2009 03:48 am |
|
|
Articles Saturday, August 30, 2008 KULMIYE MARAYKANKA HAKAGA DAYDO In la tartamaa waa helbeeg lagu cabiro heerka uu gaadhsiisan yahay koboca iyo
Jiritaanka xisbiyada mucaaridku waa dookh iyo kala doorasho bulshadu ku naalooto.
Falfaliidhka ku dhaca xisbiyada mucaaridka wuxuu yaraynayaa kala doorashada
1. Isu tanaasulka : sida ay yeeshay hawenayda Henery Clinton, oo aan u nasab iyo
a. Is bedel aad Rumaysan karto (change that you can trust) waa halbeeg Somaliland
b. Sideed sanno inagaga filan \’Eight is enough” halbeega Obama. Kulmiyana waa odhan
c. Doorashada ku xigeenka ee uu cugtay Obama ninka sida aadka ah uga soohorjeeday
d. Ka hadalka Baahiyaha dadka Obama waxa lafdhabar u ah sumcada Maraykan ee liidata,
Sidoo kale waxa looga baahan yahay madaxda xisbiga ee aan ku qancin , habka loo
Gabagabo, shacbiga waxa u dan ah, KULMIYE, UCID & UDUB ay kala doortaan. Mucaaridka
Abdifatah Ibraahim Sheekh
|