فَلاَ وَرَبِّكَ لاَ يُؤْمِنُونَ حَتَّىَ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لاَ يَجِدُواْ فِي أَنفُسِهِمْ حَرَجًا مِّمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا
Home |  News |  Articles |  Gallery |  Archives |  Contact
Categories
Members
Search


Advanced Search


Most recent entries


||| |||





Poll


image
Statistics
Total Visitors

Total Entries: 114
Total guests: 12
Total anonymous users: 0
Most Recent Visitor on: 01/06/2009 11:07 am



News
Wednesday, October 15, 2008
Kulankii Wasiirka Warfaaffinta iyo Shaqaalaha Wasaarada


wasiirka wasaarada warfaafinta Mudane Axmed Xaaji Daahir Cilmi ayaa Maanta Kulan La
yeeshay dhamaan shaqaalaha wasaarada warfaafinta ka hawl galla .

kulankaasi oo ku saabsan siddii kor loogu qaadi lahaa hawl qabadka wasaarada.

wasiirka ugu horeyn wuxuu ka waramay idaacada cusub oo maalmahanba ku jirtey
Tijaabo , waxaanu sheegey , hawshii idaacada ay haatan inoo dhamaatey Rasmi ahaana
u hawl geli doonto, taasi darteedna shaqaalaha laaga baahan yahay inay noqdaan kuwii
hanaan lahaa isla markaana ku tala geli lahaa tayaynta barnaamijyada idaacada cusubi
ku hawl geli lahayd, Mudan Axmed X. Daahir wuxuu intaa raaciyey , in dhakhso looo
dhamaystiri doono agabkii wakaalada wararka si ay iyana si rasmiya ugu gudato
hawsheeda iyo weliba qaybta internetka iyo websiteka Radio Hargeysa .

wasiirka wuxuu shaqaalaha ku booriyey inay ku dedaal joogto imishada xarunta shaqada
, waxa uu intaa raaciyey in habka shaqo gudashada dib u habayn lagu samayn doono
qalab casri ahna lagaga hawl gali doono marka ay rasmi u hawl gasho idaacada cusub.

wasiirka ka hor waxa halkaasi xog waran ku saabsan idaacada cusub ka soo jeediyey
Agaasimaha idaacada Maxamed Siciid Muxumed.

Wasiirka Warfaafinta ee JSL Mudane Axmed Xaaji Daahir waxa kaloo uu Sheegay in Gacmo
wada Jir ay Wax ku qabtaan islamarkaasna Haddii taasi la helo waxa uu ballan qaaday
in la heli doono wixii dheef ah ee shaqada culus ee kusoo fool leh Radio Hargeysa ay
Yeelanayso ay Midha dhalkeeda Heli Doonaan inta ka Hawl gallaysaa dhamaan Waxaanu
umahadnaqay Qaar ka mid ah Waaxyaha wasaarada oo uu ka markhaati kacay wasiirku inay
si fiican oo Daacad ah shaqadooda uguteen qaybahaasi bilahan Dedaalna ay muujiyeen .


Wariye Mohamed Mussa inji
Hargeysa
Somaliland

Posted by SomaliLand Future on 10/15 at 03:34 PM
News