فَلاَ وَرَبِّكَ لاَ يُؤْمِنُونَ حَتَّىَ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لاَ يَجِدُواْ فِي أَنفُسِهِمْ حَرَجًا مِّمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا
Home |  News |  Articles |  Gallery |  Archives |  Contact
Categories
Members
Search


Advanced Search


Most recent entries


||| |||





Poll


image
Statistics
Total Visitors

Total Entries: 207
Total guests: 7
Total anonymous users: 0
Most Recent Visitor on: 03/11/2010 06:21 pm



News
Monday, February 08, 2010
Ilaalladii Xog-haya Guud Ee Udub Oo Lagu Eedeenayo In ay Sarkaal Dileen.


Waxaa maanta lagu dilay magaalada Caynaba, Mujaahid Mahdi Beeli-eeday, isaga oo gudanaya waajibaadkiisii qaran. Waxaa lagu eedeenayaa in dilkaas ay gaystay, illaalada Xog-haya guud ee Udub, waxaana wararku sheegayaan, in illaa hadda aanu Xog-haya guud ee Udub, mudane Jaamac Yaasiin( Jug-soo dhacay) aanu ciidamada ammaanka u gacan gelin, eedaysanaha, si loo baadho denbiga lagu eedaynayo.

Mahdi Beeli eeday, waxa auu ahaa mujaahidiintii SNM, wuxuu ka soo qaybqaatay xorrayntii qaranimada Somaliland, wuxuuna ka soo jeeday qoys aad ugu huray naftooda, halganakii ay dalka u soo galeen.

Mahdi iyo dilkiisa sida wararku sheegayaan, weli si qayaxan looma shaacin cidda ama shakhsiga gaystay, waxaase lagu eedaynayaa, illaalada Xog-haya guud ee Ududb.

Wixii Warar ah kala soco Somalilandfuture Online

Posted by SomaliLand Future on 02/08 at 02:56 PM
News