| Home | News | Articles | Gallery | Archives | Contact |
|
Categories
Members Most recent entries
»Hambalyada Madaxweynaha Ee Bisha Barakaysan iyo Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Oo Soo Dhaweeyey Bisha
![]() |
||| | ||| |
Poll ![]() Statistics Total Visitors Total Entries: 114 Total guests: 8 Total anonymous users: 0 Most Recent Visitor on: 01/06/2009 09:48 am |
|
|
News Monday, September 01, 2008 Hambalyada Madaxweynaha Ee Bisha Barakaysan iyo Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Oo Soo Dhaweeyey Bisha Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyadda Somaliland sheikh Maxamuud Suufi Muxumad, ayaa caawa shaaca ka qaaday in berri ay tahay Maalinta ugu Horeysa ee bisha barakaysan ee Ramadaan . Wasiirka Diinta iyo Awqaaftu waxa uu ugu baaqay guud ahaan shacbiga Somaliland inay si fiican u gutaan waajibaadka bisha barakaysan ee Ramadaan laguna soo dhaweeyo Farxad iyo Rayn Rayn .
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu illaahay inooga baryayaa inuu inaga yeelo kuwii guta fadliga iyo xasanaadka bisha barakaysan ee Ramadaan ay Xambaarsan tahay, waxa uu Eebe ka baryay in sanadkan sanadkiisa inagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo.
|