فَلاَ وَرَبِّكَ لاَ يُؤْمِنُونَ حَتَّىَ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لاَ يَجِدُواْ فِي أَنفُسِهِمْ حَرَجًا مِّمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا
Home |  News |  Articles |  Gallery |  Archives |  Contact
Categories
Members
Search


Advanced Search


Most recent entries


||| |||





Poll


image
Statistics
Total Visitors

Total Entries: 537
Total guests: 12
Total anonymous users: 0
Most Recent Visitor on: 09/07/2010 05:41 pm



News
Thursday, March 11, 2010
Haatufka Maanta


Waxa khaati laga joogay TV Udub, waxa hadda soo kordhay oo khaati Billaah laga taagan yahay Weriye Kulmiye iyo siyaasi carqalad cusleeye ah oo reer hebel Xisbi ah.

Tolow qoladan xisbiga Kulmiye dambaabtaa lacagtan ay aflagaadada ku maalgelinayaan may dadka Masaakiinta ah Raashin ugu qaadaan, halkaas ayuu codku ku jiraaye oo cidna Cay Cod kuma hesho’eh..Laakiin imikaabay iyagii isku jeesteenoo kii Siciid Cilmi Rooble ayaabay ku haystaan maxaa xeebtaa Jabuuti ku geeyey.Shaw odaygan Siillaanyo sida Rayaale ayaa lacagta lagaga Gurtaa aan kula shaqeeyo oo aan kaa shaqeeyo!Walee Colka aan garanayaa, caynkaa kursi kuguma saaraan!
Haatuf

Posted by SomaliLand Future on 03/11 at 02:13 PM
News