فَلاَ وَرَبِّكَ لاَ يُؤْمِنُونَ حَتَّىَ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لاَ يَجِدُواْ فِي أَنفُسِهِمْ حَرَجًا مِّمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا
Home |  News |  Articles |  Gallery |  Archives |  Contact
Categories
Members
Search


Advanced Search


Most recent entries


||| |||





Poll


image
Statistics
Total Visitors

Total Entries: 114
Total guests: 7
Total anonymous users: 0
Most Recent Visitor on: 01/06/2009 03:08 am



News
Thursday, September 04, 2008
Caasimadda iyo Masuuliyiin kale oo Goob joog ka Noqday Riig Biyo U Soo Saarayay Kawaanka Hargeysa


Duqa caasimada Mudane Injineer Xuseen Maxamud Jicir oo uu weheliyo, agaasimaha guud ee Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Mudane Axmed Suldaan iyo madaxa Hay‘adda UNDP ee Somaliland Mr BALMA YAXYA, ayaa Maanta waxa ay Goob Joog ka noqdeen, markuu Riiga qodaayey ceel ku yaala Kawaanka Xoolaha lagu qalo ee caasimada Hargeysa, markii uu gaadhay biyaha isla markaana soo saaray.

Riiga oo ku gaadhay biyaha 261 Mitir waxa iska kaashaday hawshaasi Dawlada hoose iyo Hay’adda UNDP, isla markaana wuxuu wax weyn ka tari doona, biyaha uu ubaahan yahay kaawankan oo ahayd 7 Booyadood.

Waxaa muuqata in baahiyaha biyaha ee soo food saaray dhawaanahan Caasimada Somalilad iyo Jamhuuriyada Somaliland guud ahaan, ay u muuqato ama ay tahay mid si baaxad weyn wax ka qabashadeeda xukuumada Somaliland ugu hawlana tahay. Arrinkaas oo dadweynaha reer Somaliland aad ugaga mahadnaqayo xukuumada waxqabadka biyaha ee ay sida buuxda ugu hawlgashay. 

Wariye Mohamed Mussa inji
Hargeysa
Somaliland
Email;

Posted by SomaliLand Future on 09/04 at 11:30 AM
News