فَلاَ وَرَبِّكَ لاَ يُؤْمِنُونَ حَتَّىَ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لاَ يَجِدُواْ فِي أَنفُسِهِمْ حَرَجًا مِّمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا
Home |  News |  Articles |  Gallery |  Archives |  Contact
Categories
Members
Search


Advanced Search


Most recent entries


||| |||





Poll


image
Statistics
Total Visitors

Total Entries: 114
Total guests: 8
Total anonymous users: 0
Most Recent Visitor on: 01/06/2009 08:38 am



Articles
Sunday, September 21, 2008
Bogga Tacsida Geerida Hooyo Faadumo Xaaji Haybe ( Ilma Cali Ubaxle Hooyadood)

Hadii mawdku ruux daynayoo dunidu waarayso, ambiyadii ayaan laga dileen laysu soo diraye, In dadoow la wada mootan yahay waa daliil dhaba’e, hadbase taw danbaysaa Nafluhu dib u xasuustaaye......

Innaa lillaahi Wa Innaa Illayhi Raajicuun..



Naxariista duugmada markaa laga dareerayo, malagyada la soo diray midkaad dowga garansiiso, dibniheeda tawxiid midkii kara dabuubtaada ee aan dariiqii ka lumin dawyada siraadka......

Waxaan u soo qaadanay, baydadkaas uu tiriyey abwaanka Mubaarak Qoorubaxay oo uu ku sii sagootiyey Marxuum, Daa’uud Maxamed Geelle, Alle ha u naxariistee, annaga oo u aragna geerida xaajiyada Faadumo ku timi in ay tahay mid saamaysay, haldoor, xilkas, xeerbeegti, gaari iyo dhalin qiimo weyn ku leh bulshada reer Somaliland oo ka takfiirmay, waa Ilma Cali Ubaxle. Annagoo ku hadlayna magaca Akhristayaasha Somalilandfuture, waxaanu leenahay samir iyo Iimaan naga guddoma. Intii reer Togdheer ahayd ee la kulantay xaajiyada ee aqoon u lahayd, sidoo kale ubadkeeda ay saaxiibo ahaayeen oo kolay geeridaasi taaban doonto iyagana Samir iyo Iimaan naga guddoma ayaanu leenahay.

Somalilandfuture Online

Annaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyahay iyada oo aannu aad uga
xanuunsannay geerida ku timid Alla ha u naxariisto eh hooyo Faadumo Xaaji Haybe oo
ahayd Ilma Cali Ubaxle hooyadood, waxannu halkan tacsi uga diraynaa guud ahaanba
qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumaddu gaar ahaan waxannu tacsidan u
gudbinaynaa reer Cali Ubaxle oo uu ugu horreeyo Mudane C/Raxman Cali Ubaxle oo ah
nin aad noogu qiimo badan.
Marxuumadda waxannu Ilaahay uga baryaynaa inuu janaatul Firdawsa ka waraabiyo,
ehelkii iyo qaraabadii iyo tafiirtii ay ka tagtayna waxannu dhammaantood u baryaynaa
samir iyo iimaan inuu Ilaahay ka siiyo.  Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

1.  Axmed Saleebaan Cawed iyo Reerkiisa
2.  Abdoo Ayir iyo reerkiisa
3.  Cabdi Jaaquur iyo reerkiisaa
4.  Cabdillahi Saalax Cali iyo reerkiisa
5.  C/Qani Cabdilaahi Abdimataan iyo reerkiisa
6.  Cabdilaahi Warsame iyo reerkiisa
7.  Suldaan Siciid Kabadhe iyo reerkiisa
8.  Maxamuud Xaashi iyo reerkiisa
9.  Axmed Cilmi Barre iyo reerkiisa
10.  Maxamuud Rageh iyo reerkiisa
11.  Maxamuud Xaaji Xasan Gheelle iyo reerkiisa
12.  Jirde Ugaaslabe iyo reerkiisa
13.  Maxamuud Xirsi Duudu iyo reerkisa
14.  Faarax Maxamed Xirsi iyo reerkiisa
15.  Muj. Cise Qodax iyo reerkiisa
16.  Maxamuud Ismaaciil Barre iyo reerkiisa
17.  Cawil Gahayr Ismaaciil iyo reerkiisa
18.  Maxamed Jaamac Naakhude iyo reerkiisa
19.  C/Raxman A Gade iyo reerkiisa
20.  Muse Askar Guuleed iyo reerkiisa
21.  Muubaarik Hillaac iyo reerkiisa
22.  Mubarek Yusuf Cilmi iyo reerkiisa
23.  Cali Ismaaciil Nuur iyo reerkiisa
24.  Maxamed Xaaji Adan iyo reerkiisa
25.  Bashir Cabdi Wadaad iyo reerkisa
26.  Jibriil Xasan Faarax iyo reerkiisa
27.  Dr. Xuseen Xasan Muse iyo reerkiisa
28.  Cabdale Ugaslabe iyo reerkiisa
29.  Ciise Yuusuf Maxamed iyo xaaskiisa
30.  Mustafe C/wahab (Budhjabay) iyo reerkisa
31.  Siciid Aw Cali iyo reerkiisa
32.  Aniis C/llahi Xirsi iyo reerkiisa
33.  Cali Ismaaciil Dhamac iyo reerkiisa
34.  Maxamuud C/Raxman iyo reerkiisa
35.  Caaqil Maxamed Cisman iyo reerkiisa
36.  Cabdi Xuseen Sulux iyo reerkiisa
37.  Rashid Macalin iyo reerkiisa
38.  Cabdi Cilmi Barre iyo reerkiisa
39.  Maxamed Ibrahim Ismaaciil iyo reerkiisa
40.  Cisman Jirde iyo reerkiisa
41.  Yasin Xasan C/llahi iyo reerkiisa
42.  Xasan Yasin Dhuxul iyo reerkiisa
43.  Axmed Bashe Jirde iyo reerkiisa
44.  Maxamed Axmed Cabdalle Qorax iyo reerkiisa
45.  Xuseen Maxamed Jaamac
46.  Maxamuud Axmed Cali (Dhegcas)
47.  Cismaan Muuse Rarane iyo reerkiisa
48.  Adan Jibriil iyo reerkiisa
49.  Jaamac Axmed (Food)
50.  Abdirizak Ibrahim iyo reerkiisa
51.  Xasan Cabdi Qaalib iyo reerkiisa
52.  Xasan Maxamed Cabdi iyo reerkiisa
53.  Axmed Xersi Ismaaciil
54.  Axmed Yassiin Xaaji Saleeban
55.  Axmed Yusuf (Boss)
56.  A/Razak Abokor Cumar iyo reerkiisa
57.  Khaliif Maxamed Warsame iyo reerkiisa

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illayhi Raajicuun.

Annaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyahay waxa aannu aad uga xanuunsannay
geerida naxdinta leh ee ku timid Alla ha u naxariisto e hooyo Faadumo Xaaji Haybe oo
ahayd Ilma Cali Ubaxle hooyadood, waxannu halkan tacsi uga diraynaa guud ahaan
qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumaddu gaar ahaan waxaan tacsidan u
gudbinaynaa dhammaan reer Cali Ubaxle meelkasta oo ay dunidda ka joogaan iyo ehelkii
iyo qaraabada oo dhan.

Marxuumadda waxannu Ilaahay uga baryaynaa inuu janaatul Firdawsa ka waraabiyo,
ehelkii iyo qaraabadii ay ka tagtayna waxannu dhammaantood u baryaynaa samir iyo
iimaan inuu Ilaahay ka siiyo.  Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
1. Jama Mohamed Mohamoud/Aarjeberti
2.XALIIMO JEBERTI
3.AMINA JEBERT
4.HODAN JEBERTI
5-CAASHA JEBETI
6.JAMA YUUSUF CABDI BUUNI
7.KADAR MOHAMED CULUJOOG
8. AMINA MOHAMED CULUJOOG
9.AMINA JAFEEN
10.ADNA AARJEBERT
11.ANISA AARJEBERTI
12.MOHAMED AARJEBERTI
13.ABDIKADIR H/JAMA (INA JANNA GALE)
14.AMINA H/ASKAR
15.FADUMA CABDI JURGUX

FINLAND/HELSINKI

Posted by SomaliLand Future on 09/21 at 02:47 PM
Articles