| Home | News | Articles | Gallery | Archives | Contact |
|
Categories
Members Most recent entries ![]() |
||| | ||| |
Poll ![]() Statistics Total Visitors Total Entries: 95 Total guests: 14 Total anonymous users: 0 Most Recent Visitor on: 12/03/2008 11:30 pm |
|
|
News Sunday, October 05, 2008 Baaq Hanbalyo ah oo ka soo baxay dhamaan tageerayaasha iyo Xubnaha Kulmiye Norway Anaga oo ku hadlaan dhamaan magaca taageerayaasha iyo xubnaha Kulmiye Norway, waxaanu baaq Hanbalyo ah u soo diranaa : Guddida Dhexdhexaadinta Xisbiga KULMIYE, Gudidaad oo si fiican uga soo baxday hawshii loo diray, Gudidaas oo uu hogaaminayay, Mr, Mohamed Xaashi Dhamac, Gaariye. Hogaanka Xisbiga oo aqbalay wixii ay soo jeediyeen Gudida dhexdhexaadinta, 50 xubnood ee Mr. Ahmed Cadami hogaamiyaanay ee iyagu aqbalay go,aankii Gudida dhexdhexaadinta. Tallo ayaan u soo jeedinayaa, Xubnaha culus ee aan wali aqbalin go,aan gudida dhexdhexaadinta, in ay aqbalaan go,aan gudida soo saartay, oo Hawsha culus ee Xisbiga u taala ay ka shaqeeyaan.
Salaan ka timid
|