فَلاَ وَرَبِّكَ لاَ يُؤْمِنُونَ حَتَّىَ يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لاَ يَجِدُواْ فِي أَنفُسِهِمْ حَرَجًا مِّمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا
Home |  News |  Articles |  Gallery |  Archives |  Contact
Categories
Members
Search


Advanced Search


Most recent entries


||| |||





Poll


image
Statistics
Total Visitors

Total Entries: 114
Total guests: 7
Total anonymous users: 0
Most Recent Visitor on: 01/06/2009 02:27 am



News
Thursday, September 18, 2008
Aqoon Isweydaarsi Muddo Lix Cisho Ah U Socday Sodon Xubnood Oo Ka kala socday 5 ta Degmo Caasimamada


Waxa Maanta lagu soo Gebagabeeyay Huteel Maansoor Aqoon isweydaarsi Muddo Lix cisho
ah u socday soddon Xubnood oo ka kala socday 5 ta Degmo ee Caasimadda Hargeysa.
Aqoon isweydaarsigan oo ku saabsanaa siddii loo Daryeeli lahaa Caruurta Dayacan iyo
kuwa Derbi Jiifka ah iyo Agoomaha loogana ilaalin lahaa inaanu Asiibin Aafadda
Cudurka HIV/Aids.

Aqoon isweydaarsigan oo ay iska Kaashadeen ururka Bisha Cas iyo Hay,adda World
Vission waxa ugu Honeyn ka hadlay Madaxa Mashruuca World Vission Cabdiraxmaan Xuseen
Cismaan ayaa sheegay in Mashruucani ka kooban yahay laba weji oo kala ah la
dagaalanka HIVaids iyo Gargaarid Caruurta Dayacan .

Wariye Mohamed mussa inji
Hargeysa
Somaliland
email:mahamad95@hotmail.comW

Posted by SomaliLand Future on 09/18 at 12:39 PM
News