Wednesday, March 10, 2010
Cali Guray Oo U Hanjabay Siilaanyo iyo Xisbiga Kulmiye.

“Waallahi Axmed Siillaanyo waxa ku adkaan doonta in uu Xafiiskiisa iyo gurigiisa u kala gudbo haddii aanu waxba ka qaban Xumaanta xisbigiisa ka socota ee ay kula kacayaan madaxda xisbiga Udub.”
|
|